Su,aashan Jawaabteeda “Dad badan ayaa Madaxa Gacmaha Saartay”#Iska Ogow wax dadka ka fajiciyey

-

Tv-ga MBC gaar ahaan barnaamijka tartanka su,aalaha ee loo yaqaano “من سيربح المليون” ayaa waxa mid ka mid ah tartamayaasha la  weydiiyey “Waa tee Dowladii ugu horreysay ee Carbeed  ee isticmaasha Aaladda Computer-ka ?.

“Dabcan Siirriya” ayuu ku jawaabay, hase ahaatee wariyaha ayaa la soo booday “Khalad…Khalad….Khalad”, dad badan ayey maskaxdooda ka guuxeysay.. MA ciraaq baa jawaabta, Mayee armey masar ugu ilbaxsantahay carabta,  hase ahaate dhamaan Mala-awaaladaasi waxa ay ahaayeen “IS-moodsiin oo kaliya”.

Ugu dambeyntii Cidna ma filaneynin jawaabta ay noqon doonto “Somalia”  waxaana jawaabtaasi la fajacay dad badan oo aan la socon Xaaladdii hore ee Somalia iyo heerkii ay ka gaartay Tiknoolajiyadda Casrigaasi.

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...