Dhaqaatiir ka kala socotay jaamacado badan ayaa muddo afar sano ah ku kulansanaa magaalada janeefa(swisirland) gabagabdii kulanka ayaa dhaqaatiirtan waxey sheegeen arin aad dad badan kaga farxisay dad badana ka yaabisay.
Kulanka dhaqaatiirta ayaa lagu faaqidayey sidii xal loogu heli lahaa mowjadaha shucaaca ee gala jirka bani,aadamka kuwaas oo ay sababaan isticmaalka waxa loo yaqaan qalabka ku shaqeeyo korontada(electerical machines) sida isticmaalka badan ee kumbiyuutarka, isticmaalka taleefonada gacanta, daawashada tiifiiyada,qaraxyada iwm.
Si hadaba xal loogu helo dhibaatooyinka ka dhasha aaladahaas aan soo sheegnay ayaa dhaqaatiirtan waxey fadhiyeen muddo afar sano ah janeefa.
Faaqidaad dheer ka dib ayey leeyihin culimadan jirka waxaa arintaasi looga saari karaa jimicso ku darsoo waliba jimicsi maalintii oo dhan ah waxaa kaga filan bey leeyihiin hal mar oo aad sameyso waxa ay iyagu ay ugu yeereen jimicsi xarakeed anaguna hadi aan muslimiin nahay u naqaano sajuud
Culimadan ayaa timaamtay in qofka sameynayo jimicsi xarakeedkan(sajuudda) looga baahan yahay in laga helo saddex arimood
1_waa tan kowwad in uu dhulka ku sameyo ayey yirhaadeen oo waxa ay diideen in barkin lagu dul sameeyo iwm.
2_waa tan labaad in ay ka goobnaato 7 xubnood oo ay ku sheekeen wajiga ,labada gacmood,labada lugood iyo labada cirib alahu akbar! Ma aha dadka waxan shegaya dad soo aqristay kutubada muslimiinta.
3_arinta saddexaad oo aheyd arin fajiciso aheyd ayaa waxey yiraahdeen culimdan qofka sameynayo arintan waa in wajigiisa u jeedo qiblada(kacbada) alahu akbar!
Taasi oo ay sawab ugu dhigeen in halkaasi ay tahay meelaha ugu badan ee uu ku jiro magnadka dhulka(earth magnitude) taasi oo sawabta in shucaac baxo hadii la waayo sharuudahan ma dhaceyso ujeedka arintan la sameynayo oo ay ula jeedaan ka saarista jirka ee mowjadaha shucaaca ee ka dhashay isticmaalka badnaa ee qalabkii aan soo sheegnay
Hadaba arintan ayaa soo jiidatay dad badan oo aan muslimiin aheyn qaar ka mid ah muslimiintana wey farxadgaelisay mahad alla ayaa leh.
Subxaanalaah! Sajuudda oo daawo ahaan loo isticmaalo #aqriso maxey daawo u tahay
-