Subxaanalaah..Wlh Qiyaamaha waa Soo dhaawaday, Geed ayaa Hadlay Qudus !

-

Horay mau maqashay mashaqooyinka ka dhacay qaar ka mid ah dowladaha Aaasiya !

Ma maqashay waxa ku dhacay dowladda Sirilanka iyo hoteeladii dhaa dheeraa oo hal mar biyo ay maansheeyeen?!

Ma maqashay in dhagaxyada hoose ee dhulka ay isku dhaceen qaarkood taasi oo sida culimada saynisaka ay sheegayaan bilow u ah is badalka wareegga dhulka.

Ma ogtahay hadii uu isbadalo wareega dhulka in qoraxda ay ka soo baxeyso Galbeed, Barina ay u dhaceyso.

Ma ogtahay in maalmaha is dhaxgaleen tusaale Ramadaankii tagay waxa uu bilowday Jumca ! waxaa uuna dhamaaday Jumca ! ……

Sidey ku dhacday arintaa mase ogtahay in bisha oo dhan laga rabay in ay ku jirto 4 jimco balse Ramadaankii tagay 5 jumco ayaa ku jirtay.

Ma maqashay wili waanada ay caadeesteen culimada sacuudiga oo ah

                                                                                                                     حجوا اعتمروا قولي لاهلكم وربعكم”
                                                                                                                           والي يعز عليكم انه يحجون يعتمرون ..
                                                                                                                      “قبل لا تختفي الكعبـــة فان القيامة قريبة !! نعم

“culimada sacuudiga ayaa waxaa leeyihiin war xajiya,cumreysta ka hor inta aan kacbada la waayin”

Haa … maxaa yeelay, Xadiith Nabiga ScW laga wariyey ayaa tilmaamaya in mark ay soo dhawaato saacadda qiyaamaha in nin uu dumin doono kacbada.

Yaa allaah Maxaa dhiman?

Bil ka hor ayaa channelka Alcarabiya waxaauu tabiyey nin ay xirtay dowladda sacuudiga oo sheegtay in uu yahay Mahdi {mahdiga la sugaayo in soo baxo qiyaamo ka hor}

Sacuudiga ayaa sheegay in ay baarayaan ninkan !

Wili wax kale ayaan kuu haayaa Ila soo xasuuso dhacda yar oo dhacdy bilo ka hor.

Haweeney wariye ah oo ka shaqeysa aljaziira ayaa ka sheegeysay dhacda Yaab leh oo ka dhacday Falastiin wax ay tiri “labo wiil oo falstiiniyiin ah ayaa isku dayey in ay dilaan askari yahuudi ah ka dibna waxaa uu kaga dhuuntay geed gadaashiisa, balse geedkii ayaa halday oo yiri “waa kanaa hebel ee dila” subxaanalaaaaaah !

Waxaa uu ahaa xadiith Nabi in aaqiro samanka ay hadli doonaan geedaha marka uu dhaco dagaal u dhaxeeya yahuuda iyo Muslimiinta waxaa ayna geedaha dhihi doonaan sida Nabiga SCW sheegay
                                                                                                                        ”  ورائي يهودي فقتله يا مسلم “
“muslimyow gadaasheyda yahuudi ayaa joogo ee dil”

Dhanka kale wargeyska Bulletin of Atomic Scientists ayaa qoray warbixin uu ku sheegaayo in Ilbiriqsiyada Daqiiqada saacada qiyaamaha ay ku sii dhawaaneeyso Eber taasi oo ka dhigan soo dhawaanshaha saacadda qiyaamaha.

Wargeyska waxaa uu leeyahay “laacibiinta Waaweyn ee Nukliyerka waxa ay qarka u saaran yihiin in ay bilaabaan isticmaalka hubkan cusub, waxaana baahay awoodeynta nukliyerka iyadoo la filaayo in dhawaan dowlado badan ay horumarin doonaan hubkan halista ah.

Sidaa darted Wargeyska ayaa Xoojinaayo In Saacadu ay ku sii siqeyso Eber waxaana la lee yahay……..Saacadu waxay  tilmaameysaa 23:58:00

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...