Suuragal Miyaa In Trump Weerar Nukliyeer Ah Bilaabo 12-ka Maalin Ee U Harsan?

-

Aqalka cad ayaa sheegay maalintii jimcada in arinta Trump iyo maalmaha kooban ee xilka uga harsan ay keeni karto kala qeyb sanaan baahsan oo waddanka saameysa.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Haweeneyda madaxda ka ah aqalka wakiilada ayaa sheegtay goor sii horeysay oo jimcada ah in arinta Trump ay kala hadashay mas’uuliyiin milatari iyo shaqaalo ka tirsan aqalka cad, si looga feejignaado loogana hortago in Trump maalmaha u harsan uu ka kaco falal cadawtooyo ama in uu bilaabo weerar nukliyeer ah sida ay hadalka u dhigtay.

Waxa ay tiri “Madaxweynaha dhiman dhimanka ah halis weyn ayuu u keeni karaa waddanka inta maalin ee u harsan” iyadoo sheegtay in arintaasi ay kala hadashay mas’uuliyiin xagga amaanka ah oo aqalka cad ku sugan.

Sidoo Kale Aqri: Eraykan Trump 250 Mar Ayuu Isticmaalay Sanadkii 2020

Trump ayaa tuwiterkiisa xilli horay ku soo qoray in uusan ka qeyb gali doonin xafladda caleemo saarko Joe Biden isaga oo diiday natiijadii doorashada.

Maalmaha kooban ee Trump u harsan ayaa aad looga cabsi qabaa weeraro cadawtooyo ama xitaa in uu bilaabo weerar nukliyeer, waana arinta sababtay in Trump la geliyo xaalad u eg “go’doomin go’aan qaadasho”

Wararka U Dambeeyey

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...