Tahriibka Waa Jannada Doqomada!

-

Tahriibka ama si guud safarka waxaa uu qiimo u yeelayaa nolashaada taasi macnaheedu waxa ay tahay waxa aad ka heleysaa khibrad, hase yeeshee inta aadan safar gelin ka hor waa in aad fikirtaa kun jeer.

Xaqiiqonews-

Waxaa laga yaaba in gurigaada hooyo aad kula soo laabatay dhaqamo iyo luuqad cusub oo aad soo baratay, waxaa laga yaabaa in uu kugu yeeshay safarkaaga saameeyn aan abid noolashaada ka hari doonin.

Adiga oo iska dhagatiraya waxyaabahan kugu dhacay oo dhan, xasuusnow sababta ugu badan ee dadka tahriibaya ama safraya ku andacoon oo ah “Waxaan heli doonaa nolal wanaagsan oo tan dhaanta”.

Runtii Safarka waa “baxsasho” qofka doonaayo in uu ka baxsado mushkilad heysata sida dhaqaale la’aan, Murugo iwm, xaqiiqduse ma sii shaqeyso fikradaasi.

Hadii aad tahriibto ama aad safarta oo adiga dareemaya mushkilad , isla dhibaatooyinkii ayaa jiri doono markii aad tagto meeshii aad ku hamineysay, maxaa yeelay wali waxa aad tahay isla qofkii!

-Gacmahaada Ku Sameyso Dunidaada

Waxa aad u baahantahay waa in aad nafsataada aad u sheegtaa runta, dhidibada u aas tiirarka noolashaada,sameey dhaqamo aad ku hagaajineyso caafimaadkaada,raadi hab aad ku dareemi karto farxad,micno malahan halka aad dunida ka joogto.

Nadiifi maskaxdaada, ku raaxeyso noolashaada intii aad ku dhaganaan laheyd “tahriibka” ku raaxeyso cimrigaada intii aad sugi laheyd dhimashadaada adiga oo la dhibaatoonaya cudur maskaxeedka Tahriibka.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...