Sanadkii 2011 Dalka Japan Waxaa ku Dhuftay Tusanaami sababtay geerida kumanaan reer Japan ah, taasi oo saameysay qoysas badan, waana arinka keenay in la soo hindiso fikradda “Taleefonka Dabeysha” kaasi oo-sida ay sheegayaan kuga xiraya dadka dhintay!
Xaqiiqonews-Tiknoolaji
Dadka isticmaala Taleefonka Dabeysha waxa ay leeyihiin waxa aan heleynaa fursad aan kula xiriir karno dadka dhintay…
Faafaahin dheeri Daawo Muuqaalka hoose