Talooyin Caafimaad Oo Soonka Ku Saabsan

-

Dad ugu badan dhib badan ayey dareemaan maalmaha ugu horeeya ee soonka, dhaqaatiirta ayaa ka jawaabay sababta caafimaad ee ka dambeysa rafaadka maalmaha koowaad.


XAQIIQO NEWS- CAAFIMAAD

Mushkiladda caafimaad ee ugu horeysa ee qofka soomani soo wajado waa “qaleylka jirka” waxaana qaleylkaasi ka dhalan kara:

Madax xanuun: Madax xanuun gaar ahaan goonjab ayaa dhasha sababtoo ah maskaxda qofka oo si dhaqso kaga falcelineysa qaleylka ka dhashay biya yaraanta jirka soo wajahday.

Sidoo kale qaleylka jirka ayaa sababa Daal, qofka ayaa dareemaya awood yar, gamaanyo iyo hurdo.

Sidoo kale Aqri: Sidee Soonka U Saameynayaa Difaaca Jirkaaga?

Dhaqaatiirta ayaa dadka ku waaninaya in ay badsadaan biyo cabista gaar ahaan qofka oo caba ugu yaraan 10 koob oo biyo inta uu afuran yahay, taasi oo qofka ka ilaalineysa cadurada ka dhasha biya l’aanta sida cudurada ku dhaca kilyaha iyo kuwa wadnaha.

Sidoo kale si looga hortago daalka soonka, qofka waxaa lagula talinayaa in uu helo hurdo ku filan, isla markaana uu raaco jadwal cunto oo caafimaad leh, sida qofka in uusan colaasha buux dhaafinin iyo qofka in uu iska yareeyo cabista badan ee sigaarka, qahwada iyo shaaha.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...