Talooyin Muhiim ah Oo Aad Qaraxa Uga Badbaadi Karto.

La Wadaag Asxaabtaada

Inkastoo waqti ilaa waqti aan maqalno dad ku dhintay qaraxyada, dadka muqdisha dagan waxaa u dheer in ay qaraxyada ku waayeen asxaab, walaal iyo waalidiin.

Xaqiiqonews.com-Wararka

Ha u ogalaan qaraxa in uu noqdo aalad aad ka cabsato oo kaliya ! , kordhi aqoontaada ku aadan qaraxyada.

Qaraxa waxa  uu dhacaa marka tamar badan oo awood leh ay ka soo baxda meel mugeeda yaryahay, qaabka tamarta u soo baxeysa waxa ay noqon kartaa mid makaaniko ah, kimiko ah iyo mid nukliyeer ah.

Qaraxyada dabiiciga ah.

Waxaa jira qaraxyo dhicitooda aysan lug laheyn bani,aadmiga sida folkaanooyinka, su,aasha ah maxa ay u dhacaan qaraxyada dabiiciga ah?waa mid adag in laga jawaabo.

Wxaa jira qaraxyo kale oo dabiici ah (Alle Sameeyeen ah) , sida kuwa ka dhaca hawada sare iyo meerayaasha dushooda.

Farsamada Aadanaha ee Kadiska ah !

Qaraxyada ugu badan ee aadanaha ay sababaan waa “bambooyinka” kuwaasi oo lagu isticmaalo dagaalada iyo weerarada.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada