Tijaabo: Dadka indhahooda Okiyaalo U baahanyahay Oo Dhan Sawirkani Ma arki Karaan#tijaabo casri ah

-

Dad badan ayaa Sawirkani ku wareeray oo uu shaki ka galay xitaa in Aragooda wanaagsanyahay iyo in kale.
Qiyaanadi ama waxaan loo yaqaan” Arag Moodsiintani” waxaa laguu soo sawriyaa sawir oo loo dhigay si ka duwan sida caadiga ayna adagtahay in uu fahmo qof walbo kaliya waxaa fahmi kara qofka indhaha ku goda oo muddo ku dil fikira.
Hadaba sawirkani aynu isku dayi doonaa in aan idin soo gudbino waa sawir in la fahmo ay adagtahay hadii uusan qofka fikir dheer sameynin.
Dad badan ayaa horay loogu soo tijaabiyey in badan oo ka mid ah wey ku fashilmeen hadaba is weydii adiga ma guuleysan kartaa?!
Sawirkani waxaa ku jira seddex qof oo rag ah hadaba halkee sawirka kaga jiraan si fiican u eeg ka dibna ku dul fikir isku dayga waa muhiim.

Hadii aad ku Wareertay in aad ogaato halka sawirada ragga kaga jiraan markale si fiican u eeg sawirka hoose oo goobaha ragga kaga qarsameen lagugu muujiyey calaamado Hadda ma aragtaa? hadii jabaabtaada ay haa tahay waa hagaag indhahaaga hadii aadan aragine waa arin u baahan baaritaan in aad ku sameyso indhahaaga !

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...