Tobadobaadkii Ugu Fiicnaa ee Farmaajo

La Wadaag Asxaabtaada

Todabaad gudahiisa Farmaajo ayaa raali gelin siiyey waxa uu ugu yeeray “gobolada Waqooyi”, sidoo kale Farmaajo ayaa markii ugu horeysay muddo sanad ah waxa uu bixyey wareysi dhinacyo badan taabanaya.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha.

Hadal noociisa ah kii ugu horeeyey, madaxweyne Farmaajo ayaa garawshiiyo ka bixiyey khasaarihii ka dhashay dagaalkii SNM iyo Dowladda Soomaaliya ku dhax maray gobolada Waqooyi ee Soomaaliya.

Isla maalmo ka hor Farmaajo Iyo Muuse ayaa qaaday “Kulan aamusan ” hase ahaate ma jirin natiijo wax ku ool ah oo kulankaasi ka soo baxday, marka laga reebo kulanka ka dib in farmaajo uu raali gelin bixiyey.

Sidoo Kale aqri..sheekadii-jeceyl-ee-farmaajo-iyo-kheyre-oo-gagabo-ah

Wareysigii Sanadka

Fuli xantiisa ma moogee, Farmaajo oo awalba lagu xaman jiray in uu afka ka qabsado qadiyadaha muhiimka ayaa markani bixiyey Wareysi dhinacyo badan taabanaya.

Farmaajo ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa siyaasadda, xiriirka DF-ka iyo maamulka goboleedyada, faragelinta Kenya iyo arimo kale oo badan.

Halkan hoose Ka Daawo Wareysiga Farmaajo

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada