Toktok Oo Laga Saaray Google-ka ka Dib Fadeexad Soo Baxday

-

Ablikeeshinka la iskula xariira ee “toktok” kaasi oo llaga leeyahay Imaaraatka ayaa laga saaray keydka “play.google” ka dib markii lagu helay fadeexado la xariira basaasnimo.


Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Wargeyska Newyork Times ayaa qoray in ablikeeshinka “toktok” uu ka dhiganyahay aalad basaas oo ay isticmaasho dowladda Imaaraatka,kaasi oo si weyn looga isticmaalo gudaha Imaaraatka, ka dib markii dowladaasi ay ku qasabtay muwaadiniinteeda in ay isticmaalaan ablikeeshinkan, iyadoo mamnuucday Watsapp-ka iyo kuwa kale.

Dowladda Imaaraatka ayaa ablikeeshinkan u isticmaasha in ay ku basaato dadka, iyada oo ogaaneysa goobta uu ku suganyahay qofka, sawirkiisa iwm.

Inkastoo dadka ugu badan abkani isticmaala ay yihiin reer Imaaraat, haddana waxaa jira meelo kale oo dunida ah oo laga isticmaalo abkani.

Google-ka ayaa ku dhawaaqay in uu meesha ka saaray ablikeeshinka “Toktok” , waxayna ku eedeyeen In Ablikeeshinkani uu jebiyey qaar ka mid ah siyaasadaha u dagan Google-ka

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...