Top 5 waa kuma shanta siyaasi ee looga hadalheynta badnaa soomaaliya 2016#aqriso magac+sawir+qabiil

La Wadaag Asxaabtaada


5_Maxamed Cumar Dalxa oo ah xildhibaan ka soo jeeda beesha Jareer Weyne waxa uuna ahaa shaqsi aad ula hadlay saxaafadda sanadkii la soo dhaafay 2016 waxaana qiimeynta ay sameysay xaqiiqonews uu galay kaalinta 5aad siyaasiga ugu hadalheynta badneed saxaafadda

4-Faraaxa Cabdulqadir Faarax Toobaas waa xlidhibaan ka soo jeeda beesha Rer aw xasan shiiqaal waxaa uuna ahaa siyaasitiinta dam jadiid qiimenta xaqiiqonews waxaa uu noqday siyaasiga Afaraad ee saxaafadda ugu hadal heynta badneed


3-Cabdirashiid maxamed xidig oo ka jeeda beesha ogaadeen daarood waxaa uuna ahaa xlidhibaan aad ula hadlay saxaafadda sanadkii la soo dhaafay waxaa uuna qiimenta xaqiiqonews noqday siyaasiga seddexaad ee looga hadal heynta badnaa xagga warbaahinta sandkii 2016


2-Daahir Amin Jeesow oo ka soo jeeda beesha Gaaljecel Hawiye waxa uuna ahaa siyaasi saxaafadda si weyn oga soo muuqday sandkii tagay waxa uuna noqday qiimeynta xaqiiqonews siyaasiga labaad ee saxaafadda ugu hadal heynta badneed 2016


1-Xasan Sheikh Maxmud oo ka soo jeeda beesha Abgaal hawiye waxaa uu noqday siyaasiga koowaad ugu hadal heynta badneed saxaafadda sandkii la soo dhaafay 2016

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada