Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa faalo ka bixiyey Barnaamijka bacriminta Yuuraniyumta ee Iiraan Dib u bilowday.
Xaqiiqonews.com-Wararka dibadda
Hadalka Trump oo u muuqday mid jeejees ah ayaa yiri ” Iiraan Waxa ay bacrimineysaa Yuraaniyamta hal sabab darteed..laakin ma sheegayo, wax cusubna ma ahan ee waxaan leeyahay digtoonaada”.
Eeyga-scamp-trump-ee-ku-guuleystay-tartanka-foolxumada-eeyaha-waa-kee?
Trump ayaa Iiraan uga digay in ay ku sii socoto barnaamijkeeda Nukliyeerka , Wax yar ka hor ita uusan korin diyaaradda Madaxweynaha isaga oo joogo gobolka New Jersey waxa uu yiri “Iiraan waxaa u fiican in ay digtoonaata”.
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA