Trump Ma Tihid Madaxweyne Mareykan Oo Waalan Kii Ugu Horeeyey# U laabo Taariikhda

-

Xubin ka mid ah gudiga amnika Barlamaanka Iiraan  ninka lagu magacaabo Thu-nuur oo ka falcelinaya hanjabaadii Trump ayaa yiri “ma tihid nin waalan kii ugu horeeyey ee qabta hogaanka Mareykanka.. ku laabo taariikhda”.

Xaqiiqonews-Wararka Dibadda.

Truump ayaa hanjabaad u diray Iiran isagoo yiri “Madaxweynaha Iiran ayan u dirayaa Fariintan: ka digtoonow in aad markale u caga jugleyso mareykanka hadii kale waxa aad la kulmi doontaa arin taariikhda aan lagu arkin ama dad yar ay la kulmeen.”

hadaba Thu-nuur oo ka mid ah Barlamaanka Iiraan ayaa yiri ” waxaan ku leenahay Trump adiga ma tihid ninkii ugu horeeyey ee Waalan oo qabta hogaanka Mareykanka..ku laabo taariikhda.. mar walbo oo aad isku daydaan in aad dhib u geystaan meelaha waxtarka leh ee shacabkeenaa waxaad aragtaan in markasta dhibka idinka idinku soo laabto.”

Waxa uu  intaasi raaciyey  “natiijadan isla trump ayaa afkiisa ku qirtay markuu sheegay in mareykanka wax ka badan todobo bilyan oo dollar ku bixiyey mandiqadda iyadoo wax natiijo ahna aan la gaarin” waxaa uuna Thu-nuur carabka ku adkeeyey in shacabka Iiran marwalbo ay midnimo ku waajahaan caqabad walbo oo soo food saarto.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...