Trump Madaxweynihii Ugu horeeyey Ee Mareekanka Oo xilka Laga Casiliyo Isagoo Xilka haaya

-

Iyadoo maalmo yar oo kaliya ay ka harsanyihiin Sanad guuradii Kowaad ee ka soo wareegta markii uu xilka La wareegay Donald Trump ayaa waxa ay u muuqataa in jawiga uu yahay mid qasan.

Sida caadiga ah Marka la gaaro xiliyadan oo kale mareekanka ayaa waxaa madaxeeynayaasha lagula xisaabtami jiray wixii u qabsoomay sanadka iyo sida uu u fuliyey balan qaadyadisii intii lagu guda jiray olalihii doorshada.

balse sanadkani ka duwan kuwii hore trump waxaa hareeyey eedo ku saabsan sharci ahaanshihiisa iyo tuhumo hareeyey wax isdaba marantii uu xilka ku helay taasi oo laga yaabo in Trump ay ka dhigto madaxweynihii ugu horeeyey ee xilka lgaa xayuubiyey isagoo xilka haayo abid taariikhda mareekanka tan iyo markii la aas aasay USA sandkii 1776-kii.

Trump oo kaliya ma ahan Madaxweyne mareekan oo Tuhumo loo soo jeediyey isagoo xilka haya ee waxaa la ogyahay in madaxweynayaal mareekanka soo maray ay la kulmeen eedo ka hor inta aan laga biri yeelin eedeynta waxaana ay kala ahaayeen Andrew Johnson 1868-kii ,Bill Clinton 1998-kii iyo Richard Nixon 1974-kii.

Maadaama Trump Uusan aheyn madaxweynihii ugu horeeyey ee la kulma dhacdada waxaa laga yaabaa in uu isna helo kaalmo Aqalka Congres-ka uu siiyo balse marka la fiiriyo Eedaha bilowga ah ee uu soo jeediyey xeer ilaaliye
Robert Mueller Trump ayaa wajahaya kiis culus oo laga yaabo in ay ka dhigto madaxweynihii ugu horeeyey ee xilka lga xayuubiyo isaga xilka haaya.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...