Madaxweynaha Mareykanka Donadl Trump ayaa ku qeyliyey in tintiisa ay dhaanto “Odayaal badan” oo isaga la da’ ah
Xaqiiqonews-Wararka Dibadda
Isaga oo ka hor khudbeynaayey dad iska soo baxay deegaanka Fayetteville, ee gobolka North Carolina, Trump ayaa ku kaftamay tintiisa caanka ah isaga oo leh “waxa lga yaabaa in aysan aheyn tin badan, laakiin marka loo fiiriyo da’da 73 waxaan dhaamaa odayaal badan”.
Sidoo kale Aqriso:Trump ma Libaax Baa Mise Waa Bakeyle..Arag Jawaabta
Trump ayaa sheegay in uu ku faanaayo Tintiisa iyo dadweynaha isagu soo baxay hawada maacaan iyadoo roobabna ay da’ayaan si ay arkaan tintiisa oo qoyan.