Trump Oo Guul Kadis Ka Helay Arisona..Macquul In Tirinta Codadka Lagu Celiyo

-

Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa maalinimadii isniinta gobolka Arisona ka sameeyey kor u kac taasi oo hoos u dhigtay farqiga u dhaxeeyey isaga iyo Biden 1%.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Trump hadda waxaa uu gobolka Arizona ka heystaa 49, halka Biden uu heysto 49.5, sida qaanuunka Gobolkaas uu dhigaayo hadii farqiga uu uu ka sii yaraado sida uu hadda yahay(madaama wili tirinta ay socoto), waxaa markale si aan ka leexasho laheyn dib loogu celinayaa tirinta codadka

Gobolka Arizona waxa uu leeyahay 11 kursi oo nidaamka loo yaqaan “electoral collage”.

Sidoo Kale Aqri..Sida Ay Soomaalida U Arkaan..Biden Ma Yahay Albaabkii Mareykanka Laga Gali Lahaa

Arinta sida gaarka wadna qabadka ugu ah Dimuqaraadiyiinta waxa ay tahay in farqiga u dhaxeeya Trump iyo Biden uu ka soo yaraado halka uu joogo oo uu yimaado 279 oo Biden ah iyo 225 oo Trump leeyahay, waxaan arinta soo afjaraya seddexda kuris ee gobolka Alaska oo suuragal tahay in ay gabi ahaanbo meesha ka saarto farqiga, waana arinta niyada wanaag siineeysa madaxweynaha haatan xilka haayo, si uu u dalbado tirin ku celinta gobolada kale qaab sharciga waafaqsan.

Gobolka Arizona tirinta codadka waa lagu celinayaa hadii farqiga uu noqdo 0.1 ama wax ka yar.

Sida uu qabo sharciga Mareykanka, tirinta codadka iyo shaacinta natiijada waxaa ka mas’uul ah gobolka, Df-ka mas’uuliyadaas ma lahan.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...