Trump oo hadal sacuudiga ka nixiyey soo dhigay Tuwiter-ka #aqriso qoraal cajiib ah

-

Madaxweynaha Mareekanka Donald trump ayaa ka hadlay booqashadiisa Dhulka Barakeysnaa ee xarameynka isagoo sheegay in uu lacago badan ka soo qaatay reer Aala sacuud!
Trump ayaa boggiisa shaqsi ahaaneed ee Twuiter-ka soo dhigay hadal jeesjees ah isagoo yiri”boqolaal balaayin oo dollar ah in laga soo qaado barigga dhexe lana keeno mareekanka waxa ay ka dhigantahay Shaqo, shaqo, shaqo !.
hadalka Trump ayaa imaanaya xilli uu dhawaan ku tagay Sacuudiga Booqshadiisii Ugu horreysay ee uu dibaddda ugu baxo mareekanka waxuuna halkaasi kaga qeyb galay shir madaxeedk wadamada islaamka ee lagu qabtay Riyadh.
waxaana Trump iyo sacuudiga ay kala saxiixdeen hishiisyo dhowr oo ku kacay lacagyow lagu qiyaasay 380 balyan oo dollarka mareekanka ah.
https://twitter.com/realDonaldTrump/status/868517059407335424?ref_src=twsrc%5Etfw&ref_url=https%3A%2F%2Fdawaalhaq.com%2Fpost%2F72059

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...