Trump Oo Ilaah U Mahad Naqay!

-

Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa sheegay in uu dareemaayo reereyn ka gadaal markii uu ku dhacay Covid-19, isaga oo cudurka ku tilmaamay in uu ahaa “nimco rabbi xaggiisa kaga timid”.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Trump ayaa muuqaalka uu arabcada iska soo duubay ku soo gudbiyey fariin uu dadweynaha Mareykanka ugu sheekaayo in ay heli doonaan daawadii isaga lagu dabiibay.

Trump waxa uu wacad ku maray in daawada ay sameyso shirkadda
Regeneron Pharmaceuticals uu ku qeybin doono qaab bilaash ah.

Trump ayaa yiri “Arintani waxa ay aheyd, nimco aan ku qancay, daawada waan maqli jiray, waxaan ku dhahay isiiya, markii aan isticmaalay waan aamini waayey” isaga oo sheegay niyaddiisa ku saabsan in daawada isticmaalkeeda la dadajiyo.

Sidoo Kale Aqri: Go’aanka Trump iyo Soo Dagdagista Carada Ilaah!

Inkastoo Trump laga soo saaray Isbitaalka, hase ahaate waxaa wili xaalad karantiil ku jira mas’uuliyiin sarsare oo ka tirsan aqalka cad.

Afhayeenka golaha wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi, ayaa aqalka cad ku sifeysay mid ka mid ah “goobaha uga halis badan dalka Mareykanka”, iyada oo intaasi raacisay “uma dhawaan doono”.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...