Tuulo Hindi Ka Mid Ah Oo Looga Dabaaldagay Caleemo Saarka Biden!

-

Tuulo yar oo Hindi ku taalla ayaa maalinimadii arbacada looga dabaal dagay xafladda caleemo saarka Biden.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Tuulada Thulasinder ee dhacda dalka Hindiya, halkaasi oo ah goobta uu ka soo jeeda awoowaha haweeneyda ah madaxweyne ku xigeenka cusub ee Mareykanka Kamla Harris’ ayaa laga sameeyey dabaaldeg iyada oo dadku ay Buleer rideen, sidoo kale cunto ayaa la qeybiyey.

Dadka deegeenka ayaa qeybiyey Kalandarka sanadka cusub oo ay ku xardhanyihiin sawirada Biden iyo haweeneyda ku xigeenka ah ee Harris.-sida ay qortay wakaaladda wararka ee “Reuters”

Sidoo Kale Aqri: Daawo..Gabar Hindi ah Oo Ku Oyneysa Bartamaha Soomaaliya

Harris oo ay iska dhaleen aabo Jamaican iyo Hooyo Hindi ah ayaa sheegtay in tuulada ay ugu dambeysay iyada oo 5 sano jir ah, waxa ayna xustay in ay xasuusato awoowgeed markii ay u raaci jirtay xeebta Chennai.

Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa noqoneysa haweeneydii ugu horeysay oo waliba madow ah oo dalkaasi ka noqoto madaxweyne ku xigeen, waxa ayna ku dhalatay magaalada Oakland ee gobolka Kalifoorniya

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...