U gaar ah Ragga Guurdoonka ah:10-ka Magaalo ee Ugu Dumarka Qurxan Somalia

-

1-Baladweyne-Hiiraan somalia
Marka laga hadlaayo hablaha ugu qurxan soomaaliya, baladweyne waa muhiim in la sheego sida uu ku doodaayo Gabyaaga caanka ah Abwaan Hawdraawi.

Runtii Hadraawi ma ahan nin ka badbadiyey amaanta gabdhaha baladweyne, waxaa arintaasi ku raacay sugaan yahanno badan oo isku raacay in baladweyne ay tahay magaalada ugu gabdhaha qurxan soomaalia.

Abwaan ayaa yiri” buurahaan jecleystiyo baarkii muuqa dheeraa bartankeediyo baladweyney ku nooshahay”

Baladweyne waxaa dagan beelaha gaaljecel, xawaadle, jajeele baadi cadde, ujeejeen ,jidle,faqay cumar ,faqay maxamuuud, reer-aw xasan, shiiqaal iyo gabdhaha Makanno jareer weyne oo ku fiican xagga sariirta.
si kooban baladweyne waa hoyga gabdhaha ugu qurxan soomaaliya

2_Burco-Togdheer Somalia
Hadii la soo hadal qaado in laga hadlo magaalooyinka ugu gabdha qurxan soomaaliya, in Burcaa laga hadlaa waa arin qof walbo uu saadalinaayo runtii waxaa tusaale kaga filan sida abwaanadii soomaaliyeed ay tixyo kaga tirayeen gabdhaha reer burco ku darsoo Hodan Cabdulle oo uu jeceyl dhimasho ah u qaaday Cilmi boodhari waxa ay aheyd reer Burco .

Si kooban Burco oo ay daganyihiin beelaha Habar yuunis, haber jeclo, arabsiiyo iyo beelaha aadka u qurux badan ee somaalida ay heeb soocdo sida Yaxar iyo boon waxaa la dhihi karaa burco waa xarunta Jaceylka Soomaaliya

3_Baladxaawo -Gedo Somalia

Magaalada Balad-xaawo ma jirto qof tagay oo aan gabar ka guursan sababtuna waa mid xiiso badan !
Balad xaawo oo ay ku noolyihiin gabdho ugu qurxan soomaaliya ayaa marka la is barbardhigo ragga iyo dumarka ku nool waxaa seddex jibaar badan dumarka.
Arintaasi oo ka dhigan in 1-kii ninba ay ku soo aadeyso 4 dumar ah Runtii quxurda gabdhaha reer balad-xaawo waxaa sheegay abwaanadii hore oo gabayo qiimo badan ka tiriyey.

Magaalada oo ay dagan yihiin beelaha Mareexaan iyo Murule waxa ay ka mid tahay magaalooyinka ku tilmaaman quruxda hablaha.
Si kooban ninkii awood u leh in uu tago Balad xaawo waa nin nasiib badan !!
4_Xudur-Bakool Somalia
Guud ahaan Bakool waa gobolada ugu gabdhaa qurxan soomaaliya gaar ahaan xarunta gobolka oo ah magaalada Xudur.

Xudur oo inta ugu badan ay dagantahay beesha Hadamo oo ka tirsan beelaha digil iyo marifle, ayaa waxaa ku nool gabdhaha ugu dhaadheer soomaaliya.

Ma tahay nin jecel in uu ku xusho gabadha uu guursanaayo dhererkeeda,hadii jawaabtaadu haa tahay Xudur waa goobta ugu wanaagsan ee ay ku rumoowi karto riyadaadii aheyd in aad hesho gabar dheer oo cad.
Si kooban Hoyga gabdhaha Ugu dheer soomaaliya Waa xudur.

5_ Mogadishu- Benadir Capital City of Somalia
Muqdisho xarunta dalka soomaaliya waa magaalada Martigelisa gabdhaha ugu shidan xagga Isteelka runtii Muqdisho waxaa ku nool gabdhaha ugu qurxan soomaaliya waliba ku darsoo abwaanada ka tiriyey quruxda hablaha muqdisho ma ahan mid la soo koobi karo.

Muqdisho waxaa degan inta ugu badan beelaha Benaadiriga, Abgaal,Shiiqaal, habargidir, mursade Xawaadle, duduble,Moobaleen, Gaaljecel, Baadicadde, Galladi, Bagadi, Maxamed gargaarte,ujeejeen, Dir ,Raxanweyn, Shiidle jareer oo ah gabdhaha ugu fiican Sariirta marka laga hadlo gabdhaha madow ee afrikaanta iyo Dhamaan Beelaha kale ee soomaaliyeed waxaa la dhihi karaa ma jirto beel soomaaliyeed illaa waxaa muqdisho u dagan ugu yaraan hal qoys.

Ilka case ayaa mar uu tirinaayey hees raab ah waxaa la xasuustaa in uu yiri” Hablaha Ugu shidan muqdisho u daa”.
Ma tahay guur doon daneeynaya labiska iyo isteelka gabadha hadii jawaabtaadu haa tahay si marun la,aan muqdisho waa magaalada kuu balan qaadeyso in aad hesho gabar quruxdeeda ku darsatay is Qurxin.
Si kooban muqdisho waa Hoyga gabdhaha Fashion-ka somaaliya.

Fadlan la soco qeybta tan xigta oo aan ku soo qaadan doono 5-ta magaalo kale ee harsan.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...