Ugu Dambeyn..Axmed Madoobe oo Is Casilaya Dhawaan !

-

Hadii Axmed Madoobe uusan go’aansan in uu is-casilo si iskiis ah, waxa aan shaki laheyn in uu wajahi doono cadaadisyo iyo waxyaabo ku qasbi doono in uu xakunka iskaga tako.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

qofkii si gaar ah ula socda arimaha Jubbland iyo dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyey, waxa uu ogaanayaa halka ay ku socoto iyo natiijooyinka la filan karo ee ku saabsan masiirka maamulka waqtigiisa dhamaaday ee Jubbland.

Maanta, ka dib dhammaan kulamadii Axmed madoobe uu la qaatay beesha Caalamka iyo kenya, intaaso dhan ka dib, falanqeeyaasha siyaasadda ayaa isku raacsan in aysan jirin caddeyn ku filan oo Axmed Madoobe siin karta in uu noqda “Madaxweynaha la aqoonsanyahay”.

Sidoo Kale Aqri..Axmed Madoobe Oo Gacanta Ka Shuminaya Uhuru Kenyatta

Marka arintani loo fiiriyo caqli ahaan, Df-ka oo iyadu ah cidda dambiga ka gashay Axmed madoobe-sida uu isaga ku doodaayo-ilaa hadda ma jirto wax eedeyn ah oo loo soo jeediyey.

Marka la isku xooriyo dhammaan waxyaabaha hadda socda, waxa ay arintu ku biyo shuban doontaa in la sameeyo doorashooyin cusub taasi oo dhici karta ka dib marka Axmed Madoobe lagu cadaadiyo in uu is-casilo.

Wararka U Dambeeyey

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...

Muxuu Qirtay Muxuuse Inkiray Yaasiin Fareey

WARKA: Wareysi socday wax ka badan nus saac oo si bablik ah loo shaaciyey ayuu Yaasiin Fareey kaga hadlay...

RW Israa’iil Biniit Oo Yiri Waxaan Ku Dhownahay Burbur!

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Naftaali Biniit ayaa niyad xumo ka muujiyey mustaqbalka Yahuudda,waqti dalkaasi uu wajahaayo kala qeybsanaan baahsan oo...