Ugu Dambeyn Daawo Fudud Raqiisna Ah Oo Loo Helay Bidaarta

-

Khubarada ayaa sheegaya in ay soo ogaadeen hab raqiis ah oo loola dagaalamo bidaarta ragga. Sida laga soo xigtay iyaga, tani waxa ay noqon kartaa xalka dhabta ah ee ragga ay kaga takhalusi karaan Bidaarta.

Xaqiiqonews-Caafimaad

Baarayaal ka socda macaahidda Cilmiga ah ee Jarmalka ayaa darsay suurtagalnimada in la xoojiyo xididka timaha ragga,taasi oo qeyb ka qaadan karta la dagaalanka Bidaarta.

Habka ay shaaciyeen waa mid fariid ah islamarkaana raqiis ah,khubarada ayaa ku adkeynaya in habkani uu yahay mid waxtar ah oo guuleystay.

Cilmi-baarayaashu waxay kaloo daraasad ku sameeyeen sifooyinka qaxwada, waxayna ogaadeen in ay aad u dhex gali karto jiridka timaha iyo hormoonka testosterone, kaasi oo keena timo lumiska sida ay qortay “Russian Today.”

Si loo hagaajiyo koritaanka timaha loona joojiya timo lumista(bidaarta), kafeyka ayaa loo isticmaali karaa in lagu shubo xididka timaha . Habkan ayaa la sheegay in uu hoos dhigay bidaarta 20%. dhanka kalase Cabitaanka qaxwada ma keenaayo natiijo taasi la mid ah , sababtoo ah waxaa loo baahanayaa in ka badan 50 koob oo qaxwo ah maalintii(taasi oo ah mid adag).

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...