Ugu Dambeyn..Shiinaha Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Dad U Dirayaan Mars

-

Shirkadda Qaablisan Xiddigiska iyo Sayniska ee Shiinaha CASC ayaa daboolka ka qaatay qorshihii ugu horeeyey ee shiinaha Dad ku geynayaan Meeraha gaduudan(Mars)


Xaqiiqonews-Sayniska-Xiddigiska

Bayaan Ka soo baxay shirkadda CASC ayaa lagu yiri “waxa aan safaro ka abuuli doonaa dayaxa korkiisa, waxaana rabnaa in aan gudaha u sii galo xidigaha, hadafkeena ugu dambeeyana waa in aan gaarnaa oo dad nool ay geynaa Mars”, waa sida laga soo xigtay China Daily.

Bayaankan ayaa noqonayaa Warkii ugu horeeyey oo rasmi ah oo shiinaha ay ku muujiyaan niyadooda ku saabsan Mars.

Sida Laga warqabo Hay’adda Xiddigiska Mareykanka NASA wali ma aysan soo bandhigin qorshe dad nool lagu geeynaayo Mars, iyadoo la ogyahay in NASA ay sheegtay in aysan suuragal aheyn in qof nool la geeyo Mars ilaa 2037.

Haseyeeshee warkan ka soo baxay Shiinaha ayaa u muuqda in Shiinuhu uu Mareykanka kaga horumaraayo in dad la geeyo Mars.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...