Ugu Danbeyn: Culimada Sayniska Oo SOo Iktishaafay “Kowkab Dhul ah” Oo Labaad

-

Cirbixyeenada “Astronomers” ayaa soo ogaaday dhawaan si rasmi ah kowkab suurta gal ay tahay in uu qaato magaca ah “dhulka labaad” sababtoo ah waxa uu leeyahay waxyaabo badan oo dhulka laga helikaro

werbsite-ka ewao oo wax ka qoro arimaha cirka ayaa sheegay in kumanaan sano ka dib oo hadba mar kowkab cusub la ogaanaayey in hadda la soo ogaaday kowkabka Proxima B oo ka duwan dhamaan kowkabyadii horay loo soo iktishafay.

Website-ka ewao ayaa sheegay in kowkabkani uu leeyahay inta ugu daban waxyaabaha noolasha lagama maarmaanka u ah sida biyaha sidoo kale kowkabkani ayaa u dhaw dhulka isaga oo ka fog oo kaliya 4 sano qoraxeed.

Culimada ayaa ku rajoi weyn in jiilalka soo socdo ay soo ogaan doonaan hab cusub oo si dhaqsi ah bani,aadamka u suurti gelin karo in loo guuro Proxima B si aadanaha markii ugu horeysay si rasmi ah ugu noolaado kowkab ka baxsan dhulka.

Waxaa hadda socdo baaritaano badan oo ku saabsan kowkabkan iyadoo kooxda cirka wax ka qora ee Guillem ay diyaariyeen ilaa dhowr xaansho oo ku saabsan baaritaanada iktishaafkan.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...