Uhuru Kenyatta Oo Df-ka Ugu Mahadceliyey Sii Deynta Janan!

-

Df-ka Soomaaliya ayaa sheegtay in xasbiga laga waayey Cabdirashiid Janan iyadoo marmarsiiyo ka dhigatay waxa ay ugu yeertay “baxsasho”, hase yeeshee maalmo ka dib Janan ayaa ka dagay Nayroobi Kenya.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

28 Janaayo taliye ku xigeenka booliska Soomaaliya Jan.Zakiya ayaa sheegtay in c/rashiid Janan uu ka baxsaday xabsi guri,arinkaasi oo dadka qaarkiis ay ku tilmaameen “ciyaar dhuumashow”.

Ila xog ogaal ah ayaa xaqiijiyey in sii deynta janan ay timid ka dib dadaal dheeri ah oo fikraddiisa uu lahaa xisbiga Jubbillee ee uu hogaaniyo Uhuru Kenyatta.

Janan ayaa sii deyntiisa ka dib waxa uu safarkii ugu horeeyey ku tagay Nayroobi, isaga oo diyaarad millatari oo gaar ah ay ka qaadday magaalada Kismaayo.

Falanqeeyaasha siyaasadda ayaa aaminsan in sii deynta Janan aysan wax xiriir ah la alaheyn “baxsasho”, arinkani oo noqonaya khiyaano kale oo lugula kacay shacabka reer Jubbland.

Wararka U Dambeeyey

Ka Dib Nus Qarni Uu Ehelkiisa Ka Maqnaa..Maanta Ayaa Dib Lo Heelay!

Mukhtaar Daahir Geedi oo ah oday 90 sano jir ah ayaa dib ula midoobay ehelkiisa oo nolol iyo geeri...

Waa Uu Hurday.. Ka Dib Waxa Uu Is Arkay Isaga Oo Dal Kale Jooga!

Mid ka mid ah shaqaalaha qaabilsan boorso qaadista oo ka howlgala madaar Hindiya ku yaalla ayaa si kadis ah...

Erdogan “Afrika Meel Walbo Oo Aan Tago Daroonis Ayey I Weydiisanayaan”

Waxaa jimcadii la soo dhaafay Turkiga ka furmay shir madaxeed Turkiga iyo Afrika iyadoo oo kulanka ay ka qeyb...

Xuutiyiinta Oo Soomaaliya Ku Eedeeyey In Ay Ku Xadgudubtay Madaxbanaanida Yemen

Sarkaal Xuutiyiinta u qaabilsan shidaalka iyo macdanta ayaa shir jaraa'id oo uu qabtay ku sheegey in Soomaaliya ay gacanta...

Dalkii Ugu Horeeyey Oo Yurub Ah Oo Cunista Xashiishka Ogolaaday!

Maalta ayaa noqotay dalkii ugu horeeyey oo Yurub ah oo caadi ka dhiga isticmaalka iyo beerista xashiishka. XAQIIQO NEWS- WARARKA...

Kenya Oo Laga Helay Fayruska Cusub Ee Omikroon

Omikron oo ah nooc cusub oo ka tirsn "Karoona" ayaa bishii hore lagu arkay dalka Koonfur Afrika, waxaana...