Uhuru Oo Aadan Ducaale Hooyadiis Ku Tilmaamy “Haaweneyda Ilaah”!

-

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata Ayaa Aadan Ducaale xilhdhibaanka Gaarisa Laga soo doorto uga tacsiyeeyey geerida ku timid hooyadiis mama Xaawo Koosaar Shuuriye.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Habeenimadii Taladaada Uhuru ayaa koontadiisa Tuwiterka ku qoray “Madaxweynaha Sharafta leh, waxa uu xildhibaanka Gaarisa laga soo doorto qoyskiisa ugu tacsiiyeynayaa geerida hooyadiis mama Xaawo Shuuriye”

Madaxweynaha ayaa Mama Xaawo ku sheegay haweeney daacad aheyd. shaqo kar ah, isaga oo u adeegsaday tilmaamta Buugga Bible-ka uu siiyo Nabi Ciise Hooyadiis ee ah Haweeneyda Ilaah (devoted woman of god).

Sidoo Kale Aqri..Kenya..Hooyo Caruurteeda Dhagax u Karisay Oo Ilmihii ay Ka Dhinteen

Allaha u naxariistee Mama Xaawo Shuuriye Nuur ayaa ku dhimatay Gaarisa fiidnimadii Talaadada 24 Agoosto, ka dib xanuun kadis ah oo aan noociisa la sheegin.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...