Video: Alshabaab Oo Filim Cabsi Cabsi ah Ka Soo Sameeyey Dagaalkii Moqokori

La Wadaag Asxaabtaada

Alshabaab ayaa baahiyey muuqaal dikumentari ah oo laga sameeyey dagaal ka dhacay Deegaanka Moqokori ee Gobolka Hiiraan.

Xaqiiqonews-Wararka Gudaha, Muuqaalo

Filimkan ayaa waxaa ku jira muuqaalo aan ku habooneyn dadka ka yar 18 sano, sababta aan u soo gilinay ayaa ah baahida wareed, ujeedka ma ahan dhiirigilinta ficilada ku jira muuqaalka.

Halkan riix si aad u daawato muuqaalka.mp4

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada