Website-ka Somaalimemo ee taageera Alshabaab ayaa baahiyey muuqaal ay alshabaab ka sameeyeen weerarkii “Baarsanguuni” ee dhacay sanadkii La soo dhaafay.
Xaqiiqonews-Muuqaal
Muuqaalka ayaa ku bilaabanayaa mid ka mid ah naftood hurayaasha Alshabaab oo ka soo baxaya meel howd ah, waxaana muuqaalka dul saaran cod ka mid ah nashiidooyinka carabiga ah ee Alshabaab Muuqaalada u isticmaasho.
Muuqaalka oo soconaya 35 daqiiqo ayaa waxaa lagu arkayaa askar ka tirsan Maamulka Jubbland oo maxbuus ah.
halkan riix hadii aad rabto in dawaato muuqaalka.mp4