VIDEO: mareekanka oo kimikada phosphorus u sitcmaalay dagaalka muusil#daawo muuqaal

La Wadaag Asxaabtaada

Waxaa sii xoogeystay dagaalka muusil iyadoo iminka ciidmada dowladda ciraaq iyo xulafadooda ay wajahayaan iska caabintii ugu adkeed.
dhanka kale xoogagga dowladda islaamiga ayaa lumiyey kala bar dhanka bari ee magaalada muusil iyadoo dagaalka uu u soo gudbay dhanka galbeed.
K dib todabaadyo dagaalo culus oo ka soconayey muusil ayaa iminka waxaa lagu soo waramayaa in ciidmada mareekanka ay isticmaaleen kimikada Phosphorus .
halkan hoose ka daawo muuqaalka

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada