Video..Noole Leh Waji Dad Oo Dhashay!

-

Tuulo lagu magacaabo “VillaAnna” ayaa waxaa lagu arkay dibi leh wajiga dadka, arintaasi oo si weyn looga hadal haayey guud ahaan Waddanka Arajantiin.


Xaqiiqonews-Muuqaalo.

Waxaa uu noolaa saacado kaliya ka dibna waa uu dhintay ayey tiri haweeney deegaanka ah oo la hadashay warbaahinta.

Sida Xaqiiqonews ay ka soo xiganeyso “DailyStar” dibigan ayaa la dhalay isaga oo leh wiji iyo af dadeed.

Dibigan ayaa markii dambe la iska soo tuuray goob qashin qub, iyadoo sawiradii laga soo qaadayna lagu arki karo dibi leh indha iyo waji dad islamarkaana wajigiisa uu dahaaray dahaar gaduud ah.

Sidoo Kale Aqriso:Noole Noolaanaya Waligiis..Waa tan Sirta

Dhaqtar ku takhasusay Cilmiga hiddaha ayaa u sheegay warbaahinta Gudaha ee dalkaasi in xaaladda dibiga ay tahay “Mid dhif ah iyo naadir “, oo ay keeni karto isbadal jireed ama mir hoormoon oo dhacay.

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...