Video..Sacuudiga Oo Fasaxay Ganacsiga Xilliga Salaadda

-

Madaxda Sacuudiga ayaa si rasmi ah u ogaaladay in goobaha ganacsiga ay shaqadooda sii wadan karaan xilliyada salaadda, arintaasi oo soo afjartay dood dheer oo in muddo ah mowduucan ka taagneed.


XAQIIQO NEWS- MUUQAALO

Warbaahinta Sacuudiga oo soo xiganeysa dalladda midowga ganacsatada Sacuudiga ayaa shaacisay in si rasmi ah loo fsaxay ganacsiyada furan xilliga salaadda.

Sidoo Kale Aqri: Sacuudiga Sunniga Ah VS Turkiga Calmaaniga ah!

Sanadkii 2019, ayaa dowladda Sacuudiga soo saartay go’aan ogolaanaya in ganacsiyada furnaadaan “24 saac”, badalkeedana ay bixiyaan lacag dhan 100 kun oo riyaalka sacuudiga.

Go’aankaasi ayey dowladda Sacuudiga saldhig ugu dhigtay “sabab dhaqaale”, iyada oo sheegtay in arintaasi sara u qaadeyso “wax soo saarka ganacsatada”. Sacuudiga ayaa dadaal uga jira in uu balaariyo ilaha dhaqaale ee dalka oo shidaalka un ku tiirsan.

Dadka la socda xaaladda boqortooyada Sacuudiga oo iyada sheegta in ay hirgeliso “shareecada Islaamka”, waxa ay ka warqabaan in Sacuudiga ganacsiyada la xiri jiray nus saac xilliyada salaadaha shanta ah min salaad subax ilaa cishaha maalin kasta.

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...