Iiraan ayaa qafaalatay Markab Saliid siday oo uu dul babanaayey Calanka Waddanka Biritin.
Xaqiiqonews-Wararka Dibadda/Muuqaalo
Sarkaal u hadlay Dowladda Kacaanka Iiraan Ramadaan Sahriif ayaa sheegay in Ciidanka Ilaalida Badda Iiraan ay qabteen Markab sitay calanka British oo saliid siday.
Dhankeeda Dowladda Ingiriiska ayaa xaqiijisay in Markab laga qabsaday waxa ayna ku hajnabtay in ay Iiraan ay la kulmi doonto cawaaqib xumo.
Sidoo Kale Aqris: Trump-iiraan-arin-ayey-rabtaa-mana-sheegaayi !
Halka Hoose Riix si aad u daawato Muuqaalka Markaba oo La qabanaayo