Video..Waa Tan xogta Diyaaradda f-35 ee Hawada Soomaaliya Lagu Arkay

Wasaaradda Difaaca Mareykanka Ayaa baahisay muuqaalka diyaarad nooceedu yahay kc-10 oo hawada soomaaliya shidaal ku siineysa diyaarad f-35 ah.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Sida ay wasaaradda ku doodeyso bandhigan ayaa qeyb ka ah howlgalka “Octave Quartz” howlgaalkaasi oo nuxurkiisu yahay in ciidanka Mareykanka ee gudaha Soomaaliya ku sugan dib loogu celiyo wadamada kale ee bariga Afrika.

Sidoo Kale: Waa Tee Diyaaradda Yahuudda ee Ka Dhuuman Karta Gantaalaha S-300?

Trump ayaa bixiyey amarka ciidanka Mareykanka dib looga saaraayo Soomaaliya maalmo un yar ka dib markii warbaahinta ay baahisay sheekada sarkaal CIA-da ka tirsanaa oo Soomaaliya lagu dilay.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA