Video..Wasiir Isku Badalay Jinni…Qaab Cajiib ah

La Wadaag Asxaabtaada

Waxaa baraha bulshada lagu faafiye muuqaal gabar ooyneysa oo sheekeysa in ay jinniyo qabto, iyadoo yiri Lacag aan wasiir ka cunay ayaa jinnigan igu riday.


Xaqiiqonews-Muuqaalo

Gabadha oo uu wareysanaayo nin wadaad oo sida la sheegay ku fiican “Wareyiga jinniyaasha” ayaa sheegtay in ay facebook ka baratay nin ka tirsan wasiirada mushaar la’aanta ku caan baxay ee Hirshabeelle.

Gabdha ayaa sheegtay in ninkani ay ka cuntay lacag dhan $300 doolar iyadooo tiri 50$ ayuu dhowr mar ii soo kal diray.

Skeekada oo faafaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose(xayiisiinta ka dib)

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada