Video:Taajirnimo Dhaqan Xun Gabar Ku Faantay Maherkeeda oo Gaaray $4,0000000(Afar milyan)

muqaal la dhigay Youtube-ka ayaa muujinya gabar sacuudiyaan ah oo ku faaneysa in habeenkii aqal galkeeda u gaaray maherka uu ninkeeda siiyey ilaa Lacag dhan $4,000000(Afar milyan oo dollar).

Muuqaalka ayaana carro iyo dood ka dhax dheliyey baraha bulshada ku wada xariirto iyadoo dadka qaar ay ku tilmaameen(Taajirnimo dhaqan xun iyo Maal ku dheelnimo)

Hoos Ka Daawo muuqaalka gabadha oo ku faaneysa Meherkeeda dhan $4,000000(afar milyan)

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA