Waa Kan Hal-Xiraalaha Ugu Adag ee Farmaajo Horyaalla

-

Waa su’aal aad u xiiso badan “Farmaajo” miyuu wareejin doona xilka hadii uu dhamaado waqtigiisa? ..aqriso warbixinta hoose waxa aan ku falanqeyn doona dhammaan waxyaabaha suurtagalka ah.


Xaqiiqonews-WArarka Gudahah

Afrika oo Soomaaliyana ay ku jirto waa iska caadi in siyaasiyiinta Xilka iskaga dhagaan, tusaale fiican waxaa ah hogaamyihii Milatariga Kacaanka Jen. Siyaad Barre.

Madaxweynayaashii Daarodka

Cabdirashiid Cali Sharma’arke Xilka ma uusan wareejin ilaa lagu dilay qaab “Gaadmo ah” sanadkii 1969-kii, waxa uuna ahaa Madaxweynihii labaad ee Soomaaliya, dhanka kale ahna Madaxweynihii kowaad ee Daarood ah oo xilka qabta.

Sidoo Kale Aqri. Hal Xiraalahan Waxa Uu Madax KA Wareeriyey Booliska Ingiriiska

Marka aan ka hadleyno Siyaad barre,waxa aan u tixgelin karnaa Madaxweynihii Seddexaad oo Soomaali ah, dhanka kalane ah Madaxweynihii labaad oo darood ka soo jeeda.

Ma jirto Cid aan ogeyn in Siyaad Barre u xilka isku dhijiyey ilaa jabhadii hubeysnaa ay xilka ka tuuraan qaab xoog ah.

Waa kan Cabdulaahi Yuusf waxaa uu soo marayaa waddo walbo oo sharci darro ah si uu uu ula kulmo jacceylkiisii nolasha ee “Kursiga Madaxweynaha” , arinta sida gaarka ah xiisaha u leh waxa ay tahay in Cabdulaahi Yuusuf uusan wareejinin xilkii lagu wareejiyey.

Markii uu arkay in aysan jirin wadda harsan oo ku soo laaban karo, waxa uu ku dhawaaqay “iscasilidd” taasi oo ka dhigneed in uu diidaayo in uu jebiyo iskoorka ay dhigeen madaxweynayaasha isaga ku heebta ahaa.

Waxaa la joogaa Waqtigii Farmaajo, 15 bilood wax ka yar ayaa ka harsan xilgiisa, mana ogi in uu Farmaajo isku dhaji doono xilkka iyo inkale, balse waxa aan ka mid ahay dadka aaminsan maahmaahda Soomaaliyeed ee dhaheysa “Geed dhacaankiisa Ayuu Dhalaa”.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...