Waa Kanaa Xilka Cusub ee Jeesow Loo Magacaabay

-

Gudoomiyaha Gobolka Gedo, Macalimow ayaa sheegay in shacabka Jubbaland aysan laheyn dad u dooda xaqooda marka laga reebo Jeesow iyo Dalxa


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Shacabka Gedo ayaa sameynaya isku soo baxyo iyo dhaqdhaqaaqyo ay ku diidanyihiin gorgortan laga galo gobolka Gedo iyo guud ahaan deegaanada Jubbaland.

Macalimow oo ah Gudoomiyaha Gobolka, oo hadal ka jeediyey meel fagaaro ah ayaa afka dheer ku sheegay in aysan jirin cid u dooda shacabka Jubbaland, isaga Jeesow u magacaabay xil cusub oo ah “Xildhibaanka kaliya ee u dooda Jubbaland”, kaasi oo matalaya Soomalida midowday ee Jubbaland.

Sidoo Kale Aqri..Yey Shaqadiisu Tahay In Uu Axmed Madoobe Soo Xiro?

Macalimow ayaa yiri “war ma taqaaniin ninkaasi u sabciya, Amiin Jeesow” isaga oo sii raaciyey “Jeesow ayaa xildhibaan idin ah.

Macalimow ayaa Shacabka Gedo u sheegay in uu ku dhaaran karo in aysan jirin cid iyaga u doodeyso marka laga reebo labada xildhibaan ee kala ah Jeesow iyo Dalxa, waxa uuna ku tilmaamay “daba dhilifyo” xildhibaanada kale ee Jubbaland.

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...