Waa Kee Maxbuuskii Taalibaan ee Wadahadalka Kula Jiray Pompeo?

-

Faiz Al kandari oo mar ku xirnaan jiray xabsiga Guantánamo Bay, ayaa baahiyey arin ku saabsan mid ka mid ahaa saaxibadiisii xabsiga kaasi oo ka soo dhax muuqday wafdi ka socday xarakada Taalibaan oo la kulmaayey wasiirka arimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Al kandari ayaa Tuwiterkiisa soo dhigay sawirka wafdi ka socday Taalibaan oo la kulmay Pompeo, waxa uuna ku dul qoray “waa kaas saaxibkeygii hore ee xabsiga aan iskula jirnay Al mula Maxmed Nabi Cumri, waxaan xasuustaa markii aan Xerada lixaad wada joognay isaga oo farta ku fiiqaya qoraxda oo leh: kalsoonida aan ku qabo guusha iyo nasriga ayaa ka badan tan aan ku qabo in ay qoraxdan soo baxeyso waqti unbaa naga xigo.. ciribta dadka alla ka cabsada ayaa leh”

Sidoo Kale Aqri..Waa Kee Abu Catta Ninka Israa’iil Duqenta Ku Dishay?

Nabi Cumri waxa uu ku xirnaa xabsiga Guantánamo muddo 12 sano ah , Lambar-taxanaha xarigiisuna waxa uu ahaa 832.

Cumri waxa uu dhashay 1968, isaga oo xabsigana galay 28 Oktoobar 2002, waxaana uu ka mid ahaa maxaabiistii la isku dhaafsaday dalka Qadar sanadkii 2014.

Taalibaan yo Mareykanka ayaa wada hadal is afgarasho ah ku gaaray qadar bilowgii sanadkan, heshiiskaasi oo horudhac u noqday wada hadalo dowladda Afghanistaan iyo ururka Taalibaan ugu furmay dalka Qadar bishan aynu ku jirno ee Sebtembar.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...