Waa Kee Musharaxa Uu Tilmaamay Jeesow ee Aan Madaxweyne Noqon Karin

-

Faallo uu Jeesow ka dhiibtay xaaladda kala guurka ee dalka ayuu ku sheegay in ay jirto qodob ay tahay qof walbo oo musharrax ah in uu ka digtoonaado.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Xildhibaan Jeesow ayaa arinta taageera u muujinta Axmed Madoobe ka dhigay “qad gaduudan”, waxa uuna musharrax walboo oo dalkan rajo ka leh kula taliyey in ay iska ilaaliyaan arin sumcadooda wax u dhimi karta.

Jeesow waxa uu sheegay in uu taageersan yahay musharax walbo oo doonaya in uu dalkan xil ka qabto isaga oo yiri “Musharaxiinta waa dad sharaf badan, madaxweynayaalkii dalka soo maray yaa ka mid ah, dad ku cusub siyaasadda ayaa ka mid ah”.

Inkastoo Jeesow uusan sheegin halka uu codkiisa la rabo, balse waxa uu farta ku fiiqay dadka uu kula taliyey in aysan “lacagta iska qasaarinin”, hadii aysan ogoleyn in ciidamada Soomaaliya ay ka howlgalaan xeryahoodii, islamarkaana ay camiraan saldhigyadooda loogu tala galay-sida uu hadalka u dhigay.

Xildhibaan Jeesow ayaa karbaashay markale Axmed madoobe & jawaasiista kale ee Kenya u adeega

Posted by Ali Juba on Friday, 4 December 2020

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...