Waa Kee Shayga Laga Helo Jikada Kana Wasakh Badan Musqusha?

-

Shaygan waa lagama maarmaan marka laga hadlaayo jikada, laakiin dad badani ma ogo sida uu halis ugu yahay caafimaadkeena, waxaana ugu sii daran dadku iskama badalaan mana dhaqaan muddo badan.


XAQIIQO NEWS- CAAFIMAAD

Isticmalayaasha ablikeeshinka wada sheekeysiga ee Shiineyska ah WeChat, ayaa is dhaafsaday macluumaad ku saabsan sida alwaaxa hilibka iyo qudaarta lagu jarto uu u yahay meel qashin koris halkaasi oo ay isku aruursadaan kuna tarmaan malaayiin bikteeriya ah.

Aaladda hilib jarista ayaa ah mid badanaa ka sameysan alwaax waxaana korkeeda ku jarjaranaa hilibka ama qudaarta waxaana laga heli karaa kushiinka ama miiska kawaanlayaasha hilibka.

Waxaana dhacda in waqti dheer aan la dhaqin ama aan lagu sameynin wax badal ah, gaar ahaan marka alwaaxa uu sameysto godad bakteeriyada hoy u ah oo ay sameysay mindia hilibka, waana taas sababta khubrada ay ugu tilmaamayaan meel ka wasakh iyo jeermis badan musqusha.

Sida ay sheegayaan baaritaanada, alwaaxa hilib jarka ayaa laga heli karaa korkiis qiyaas dhan 2 milyan oo Bikteeriya ah kuwaasi dhib u geysanaya jirka aadanaha marka ay gudaha u galaan.

Khubarrada waxa ay soo jeedinayaan in alwaaxa hilib jarka ah seddexdii sanaba ama labadii sano iyo ka yarba lagu sameeyo badal.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Faafaahin..PSF Oo Dhaxdooda Ku Dagaalamay Boosaaso

2-dii maalmood ugu dambeeyey waxaa magaalada Boosaaso ka dhacayey dagaalo culus oo u dhaxeeeyey ciidamo ka wada tirsan ciidamada...

Waa Kee Shayga Laga Helo Jikada Kana Wasakh Badan Musqusha?

Shaygan waa lagama maarmaan marka laga hadlaayo jikada, laakiin dad badani ma ogo sida uu halis ugu yahay caafimaadkeena,...

Sidee Xaawo Taako Iyo SYL Ula Shaqeyn Jireen Taliyaaniga?

Baraha bulshada waxaa bilwoday hadal heyn ku aadan: shakshsiyadda rasmiga ah ee Xaawo Taako waxaana la is weydiiyey:Xaawo taako...

Ka Dib Nus Qarni Uu Ehelkiisa Ka Maqnaa..Maanta Ayaa Dib Lo Heelay!

Mukhtaar Daahir Geedi oo ah oday 90 sano jir ah ayaa dib ula midoobay ehelkiisa oo nolol iyo geeri...

Waa Uu Hurday.. Ka Dib Waxa Uu Is Arkay Isaga Oo Dal Kale Jooga!

Mid ka mid ah shaqaalaha qaabilsan boorso qaadista oo ka howlgala madaar Hindiya ku yaalla ayaa si kadis ah...

Erdogan “Afrika Meel Walbo Oo Aan Tago Daroonis Ayey I Weydiisanayaan”

Waxaa jimcadii la soo dhaafay Turkiga ka furmay shir madaxeed Turkiga iyo Afrika iyadoo oo kulanka ay ka qeyb...