Waa Kee Shiikh Nuureyn Oo Dhawaan Shil Gaari Ku Dhintay?

-

Galabnimadii jimcada Qaariga caanka ah ee Suudaan u dhashay Nuureyn Maxamed Sadiiq iyo seddex ardaydiisa ka mid aheyd ayaa ku dhintay shil baabuur.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Shilkan baabuur oo aan noociisa la sii shaacin waxa uu dhacay xilli shiikha uu ku sii socday magaalada Omdarmaan ee dhacda gobolka “Waqooyi” ee Suudaan.

Waa Kuma Nuureyn?

  • Shiikh Nuureyn waxa uu bilaabay xifdinta qur’aanka bartamihii sagaashameyda.
  • Shiikh ayaa caan ka noqday gudaha Suudaan iyo guud ahaan caalamka isaga oo qur’aanka ku aqrin jiray dhowr riwaayadood.
  • Marka aad joogto gudaha Suudaan codka Nuureyn waxa aad ka maqli kartaa gaadiidka dadweynaha, idaacadda qur’aanka iyo goobaha caamka ah, madaama gudaha Suudaan qiraa’adiisa aad looga jecelyahay, suudaan oo kaliya ma ahane meelo badan oo dunida ka mid ah Soomaaliyana ka mid tahay ayaa shiikha aad looga dhageystaa.
  • Isaga oo Suudaan matalaya ayaa Shiikh Nuureyn uu ka qeyb galay tartamo caalami ah, isaga oo ku guuleysatay abaal marino badan.

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...