SAYNISWaa Kuma "Ilaaha Fowdada" ee Saynisyahanada Casbi Giliyey!

Waa Kuma “Ilaaha Fowdada” ee Saynisyahanada Casbi Giliyey!

-

Asaasaha shirkadda “Space X” ayaa ka digaya in dhulka uusan laheyn farsamo ka hortagi karta kawaakibta wax burburiya sida kowkabka halista ah ee “Apophis”


Xaqiiqonews-Xiddigiska

Apophis waxaa laga cabsi qaba in uu dhulka burburiya marka la gaaro sanadka 2029, sidaa darteed la yaab ma noqoneyso in dadka qaar ay kowkabkani ugu yeeraan “Ilaaha Fowdada”.

Hadii kowkabkani uu dhulka ku soo dhaco. waxaa uu leeyahay awood burburin oo u dhiganta xoogga 15 kun oo hub nukliyeer oo la qarxiya hal mar.

Sidoo Kale Aqriso:Nasa-oo-dunida-ku-aragtay-kowkabka-naarta-jahanamo

Inkastoo Elon Musk oo madax fulinta ee “Space X” uu qabo in kowkabkani laga badbadiyey haddana waxaa uu leeyahay “waxaan dhihi karnaa waa arin cabsi badan laakin sax ma ahan in aan dhahno waa dhamaadka aduunka”.

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...

Maxaa Keenay In Waqtigan Radio Muqdisho Af-Taliyaani Lagu Baahiyo?

Markii ugu horeysay muddo sano ka dib, idaacadda dowladda ay leedahay ee Radio Muqdisho ayaa lagu tabin doonaa af-Taliyaani...