Waa Kuma Qofka Iska leh Sawirkan Mashquulayiyey Baraha bulshada#Xog

-

Baraha bulshada waxaa mashquuliyey sawirka sheikh duceysanaya oo ay gacantiisa saarantahay Shimbir si nabad galyo ah waxaana dadka soo jiitay qaabka cajiibka leh ee shimbirta ay nabadgalyada u dareemeyso iyadoo saaran gacan qof bani,aadam ah.
sawirka ayaa helay shacbiyad badan inkastoo si dhib ah xitaa aan loo xaqiijin qofka uu yahay sawirka.
waxaa sidoo kale dadka mashquuliyey in la ogaada dhalashada ninka sheikha ee shimbirka gacantiisa saaranyahay iyadoo dadka u badnaa ay yiraahdeen waa Sacuudiyaan marka la fiiriyo labiskiisa.
sawirka ayaa muujinaya nin sheikh ah oo duceysanaya salaadda taraawiixda gacantiisana si xasiloon ay u saarantahay shimbir aan dareemeynin wax cabsi ah.
dadka fikirkooda ka soo dhiibtay sawirka ayaa yiri”Sheikh burhan salaam waxaa uu nabadgelyo siiyey shibmir iyadoo lagu gudo jiro bishii nabadgalyada.”

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...