Waa kuma Seddex Xagalka Geerida Ee Ku Yaal Wajiga?

-

Seddax xagalka geerida, waa xubinta jirka ka tirsan ee ka soo bilaabata labada Xagal kore ee afka ilaa jiridka dambe ee sanka.


Xaqiiqonews-Caafimaad

Dad badan ayaa qaati ka taagan nabarada iyo finanka ka soo xa wajiga gaar ahaan aagga loo yaqaan “Seddex xagalka Wajiga”. sida ka muuqata Sawirka

Waxeysa dad badan ogeyn ayaa ah qatarka ay leeyihiin finanka ka soo baxa aaggan gaar ahaan aaggani waxa uu xiriir la leeyahay maskaxda.

Hadii uu qofka isku daya in uu ku ciyaaro ama gacantiisa uu ku suuliyo finanka ku yaalla aagga “Seddex xagalka geerida” taasi wax ay dhib weyn u geysan kartaa maskaxda marmarka qaarna waxa ayba sababi kartaa dhimasho.

Sidoo Kale Aqriso: -Wajigan-quruxda-badan-waxaa-ka-danbeysa-sheeko-naxdin-leh !

Sababta aaggani uu u noqday qatar ayaa waxa ay tahay haamaha dhiigga qaada oo ku badan goobtani,.

Halis Kale oo ka Dhalata Taabashada Finanka

Waxaa laga yaabaa in nabarada qaarkood oo goobtani ka soo baxa ay u muuqdaan kuwa fudud oo si dhaqso looga bogsan karo, hase ahaatee waa in aad iska hubisaa aragtida noocani ah, sida ay sheegayaan dhaqaatiirta taataabshada waxa ay uga sii dartaa nabarka sidoo kale waxa ay ka qeyb qaadataa faafitaanka.

Hadii aad ka walwalsantahay “Fin qooqa” ama nabarada kale ee wajiga waxaa muhiim in aad kala ilaaliso gacantaada iyo nabarka.

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...