Waa Kuma Zakariye Oo Ka Mid Ahaa Alshabaabkii Weeraray Hoteelkii Kismaayo?

La Wadaag Asxaabtaada

Zakariye Mxamed Deeq Cali Waxaa kale Oo uu caan ku yahay Alshabaab dhexdeeda “Muscab Fadhi kow” waxaa uuna ka mid ahaa dableydii weerartay Hoteel Cascaseey.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Zakriye ayaa ka mid ah caruurta iyaga oo yar yar ku biiray Alshabaab, waxaana intaasi dheer in xubno badan oo ka tirsan qoyska Zakariye ay Alshabaab yihiin.

Idaacadda Alshabaab ayaa sheegtay in Zakariye aabihiis, walalkiis, ka yar ay yihiin kuwa ka tirsan Alshabaab, waxaana idaacadda Alshabaab qoyska Zakriye ay ky tilmaamtay waxa ay ugu yeertay qoys “Mujaahidiin ah”

Qeybta hoose ka aqriso Macluumaadka Zakariye

Magaca: Zakariye Maxamed Cali

Aabaha: Maxamed Cali

Hooyo: lama Garanaayo/Unknown

Qabiil: Dir/ gaar ahaan Wardaay

Qeybta hoose riix si aad u daawato codka.

Halkan ka dhagesyo Wareysiga Zakariye.mp3

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada