Waa Kuwan Sawirada Maxaabiistii Boosaaso Ka Baxsatay

-

Dagaal sababay baxsashada maxaabiista xabsigii dhexe ee Boosaaso ayey Al-shabaab ku qaadeen xabsiga dhexe ee magaalada Boosaaso halkaasi oo ku xirnaayeen maxaabiis lagu sheegay in ka badan 500 oo qof.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Dagaalka Boosaaso oo dhacay saqdii dhexe ee habeenkii jimcada ayaa xaalad amni oo kacsanaan ah ka abuuray deegaanada Puntland.

Puntland oo dagaalka ka hadashay waxa ay carabka ku dhufatay in maxaabiitii qaar firxadeen inta dagaalka socday, laguna daba jiro qaarna la soo qaabtay, halka qoraal ay Al-shabaab baahiyeen ku sheegeen in ay xoog ku soo furteen maxaabiis ay ku sheegeen 400 maxbuus.

Sidoo kale Aqri: Xogta iyo Qabiilada..Madaxda Al-shabaab ee Xayiraadda La Saaray

Shabakadda Xaqiiqonews oo baaritaan saameysay ayaaa heshay sawirrada qaar ka mid ah maxaabiistii Al-shabaab ee Bosaaso, kuwaasi oo sida ay xogta hoose sheegeyso ka baxsaday xabsigii dhexe.

Maxaabiista baxsatay ayaa u badnaa dagaalyahanno Al-shabaab ka tirsan kuwaasi oo ka soo jeeda koonfurta Soomaaliya, raggaasi oo Puntland ay gacanta ku dhigtay dagaal ka dhacay gobolka Nugaal sanadkii 2016

qaar ka mid ah maxaabiistii Al-shabaab ee ku xirnaa xabsiga Boosaaso, sawirka sanado ka hor ayaa la qaaday
qaar ka mid ah maxaabiistii Al-shabaab ee ku xirnaa xabsiga Boosaaso, sawirka sanado ka hor ayaa la qaaday

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...