Waa Maxay Sheekada “Sawirkan” Gilgilay Dunida iyo Baraha Bulshada#dhacdo cajiib ah

-

waxaa baraha bulshada qabsaday sawirka gabar yar oo u dhalatay Argentina gabadhaasi oo isku dayeysa in ay biya cabto iyadoo dul fooraarsan goob ay ku jiraan biyo wasaq ah oo jidka fadhiya.

sawirkani waxaa lagu baahiyey baraha bulshada iyadoo uu soo jiitay malaayiin qof oo sawirka daawaday waxaana sawirkani la qaaday xilli ay isku dayeysay gabadhani yar in ay biyo ka cabto meel wado ah oo biya ay fadhiyaan waxaana xilligu uu ahaa mid aad u kulul oo gaaraya 37 degrees.

Gabadhani yar ayaa ka mid ah dadka asalka ah ee ku hadla luuqada ‘MIBA GOARATI’ ee ku nool magaalada Posadas ee dalka Argentina waxaana caruurta magaaladani dagan ay caan ku yihiin tuugsiga madaama magaalada ay ku noolyihiin fuqarada.

sawirka ayaa waxaa qaaday wariyaha ‘Misiones Online’ xilli uu diyaarinaayey barnaamijka saadaasha hawada iyo heer kulka magaalada maalintii arabacada aheyd ee la soo dhaafay.

ka dib markii la baahiyey sawirka durbadiiba waxaa soobaxay dhaleeceyn caalami ah oo loo jeediyey qaramada midoobay gaar ahaan qeybta caruurta u qaabilsan ee UNICEF.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...