Waa Sidee saameynta cimraga uu ku reebay CR.RONALDO#aqriso warbixin Xasaasi ah

La Wadaag Asxaabtaada

Cristiano Ronaldo ayaan isaga qudhiisa fileynin in uu gaaro wax kasta oo dunida ka mid ah xilli ciyaareedkii kubada cagta 2015-2016 ee uu la soo qaaatay kooxdiisa Real Madrid ama xulkiisa qaranka ama heerkiisa shakhsi ahaaneed.
Waxa uu ku guuleystay dhowr goob isagoo helay abaalmarinta ciyaaryahanka ugu fiican adduunka, hase ahaate Qof kasta oo ka hadlayay xilli ciyaareedkii hore ayaa Ronaldo u arkaayey ciyaaryahan wax badan ka gaaray
rajadiisa ciyaaraha .
laakin xilli ciyaareedkani ayaa u muuqda in uu hoos u dhac weyn ku yimid ciyaaryahanka marka la qiimeeyo dhowr sababood oo hoos ku qoran darteed.
1_ celcelis ahaan Ronaldo ayaa dhaliya 0.89 gool ciyaar kasta, taas oo ah tii ugu xumeed tan iyo markii uu
La-Liga yimid sanadkii 2009
2_cecleis ahaan ronaldo ayaa goosha ku shuuda 5.86 shuut ciyaar kasta taasi oo ka dhigan markii ugu horreysay oo ronaldo ka yaaraadan shuudadkiisa 6 shuut ciyaar kasta.
3_ isku celcelis ahaan Ronaldo ayaa abuura fursado dhan 1,03 fursad ciyaar walba , taas oo ah tii ugu xumeed tan iyo taariikhdiisa ciyaareed.
4_Ronaldo ayaa kubadda taabtay 42 jeer xilli ciyaareedkan, taas oo ah tirada ugu xumeed tan iyo markii uu yimid La-Ligaha.
marka la eego qodobada kore waxaa uu ciyaaryahankani dhaxmushaaxayaa waayihiisii ugu xumaa xagga kubadda cagta waxaana hoos u sii dhacaya miisaankii kubadda cagta uu ku lahaa ronoldo.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada