Fahad Cumar oo ah Soomaali ku sugan dalka Yukrayn ayaa Telefishinka Universal Tv uga waramaya xaaladda YukraYn iyo Soomaalida halkaasi ku sugan.
XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA
Muuqaalka Hoose Ka Daawo Faafaahinta
Maxaa kasoo kordhay Dagaalka Ciidamada Ruushka ay ku qaadeen Ukraine Fahad Cumar oo ah Wiil Soomaali ah oo Jooga Wadanka Ukraine ayaan Xaalada ka wareysanayMaxaa kasoo kordhay Dagaalka Ciidamada Ruushka ay ku qaadeen Ukraine Fahad Cumar oo ah Wiil Soomaali ah oo Jooga Wadanka Ukraine ayaan Xaalada ka wareysanay.
Posted by Universal Somali TV on Thursday, 24 February 2022